Somali Cats Finger Family – Mukulaal Farti aabe | Somali Baby Song – Heesaha Caruurta

Farti aabe farti aabe ku aaway Waa ikan waa ikan side tahay farti hooyo farti hooy ku aaway Waa ikan waa ikan side tahay Farti aboowe farti aboowe ku aaway …